Business idea
Car wash business
Fikradda Ganacsi: Car Wash (Dhaqidda Gaadiidka)
Ganacsiga Car Wash waa ganacsi maalin walba dalab leh, gaar ahaan magaalooyinka waaweyn oo gaadiidka ku badan yahay. Waxaad ku bilaabi kartaa raasumaal yar oo kadib u kobci kartaa adeeg buuxa.
Adeegyada Aad Bixin Karto
Car wash-ka waxaad ku bixin kartaa:
- Dhaqid gudaha iyo dibadda
- Waxing iyo polishing
- Nadaafadda kuraasta (Interior detailing)
- Dhaqid mashiinka (Engine wash)
- Adeeg degdeg ah (Express wash)
Qalabka Loo Baahan Yahay
- Mashiinka biyo cadaadis (Pressure washer)
- Vacuum cleaner
- Shaambooyada iyo waxyaabaha nadaafadda
- Tuubooyin iyo bakhaar biyo
- Goob ballaaran oo biyo-baxa leh
Faa’iidada Ganacsiga
- Dalab joogto ah oo maalin walba jira
- Raasumaal yar oo lagu bilaabi karo
- Faa’iido degdeg ah
- Fursad ah in lagu daro adeeg kale
Gunaanad
Car Wash waa ganacsi fudud oo la maareeyo oo faa’iido joogto ah leh. Haddii aad doonto la-talin ku saabsan goobta, qalabka, iyo qiimeynta adeegyada, nala soo xiriir.
Request a consultation