Ganacsiga malabka

Waxaan halkan kuugu haynaa dhamaan qalabka la xidhiidha waxsoosaarka beerta shinida. Qalabkan ayaa yaala wadanka Turkiga kaasoo ka kooban mashiino saxaarado iyo waxyaabo kale. Hadana si mashruucan aaad u maalgelisid waxaa kaala talin doona shirkadda SuuqaTurkiga.

SuuqaTurkiga