Greenhouse Farm 3

In stock

Macluumaadka Greenhouse Project hoos ka akhri

  1. Cabirkiisu waa 8X40 ( 8 meter Balac iyo 40 meter dherer gudaha )
  2. Dhererka dhismahu waa 3.5 meter
  3. Biro Galvonised ah aan daxalaysanayn Cabirkuna hoos 2inch Kor 1.6
  4. Dadka sare waa Shade Net 95% cufkiisu yahay
  5. Waxaa sidoo kale macaamiisha u haynaa bacda Greenhouse lagu dado Nylon 200 Micron
  6. Mashruucan waxaa la socda Makiinada Biyaha safaysa oo bir Macdan ah lana marin karo biyaha iyo nafqada beerta ( Fertilizer )
  7. Mashruucan waxaa u dhamaystiran waraabka dhibic dhibicda Drip irrigation system iyo material kooda.
  8. Kasoo dalbo mashruucan whatsapp ( +905528257930 )
Compare
Category:
Be the first to review “Greenhouse Farm 3”

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Reviews

There are no reviews yet.

SuuqaTurkiga

Greenhouse Farm 3